(Akhriso) War-Murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii Culimada Soomaaliyeed

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho shirweynihii culimada Soomaaliyeed oo muddo labo cisho ah ka socday magaalada Muqdisho. Shirweynahan oo uu soo xiray Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay doorka culimada ee arrimaha sugida amaanka iyo dib u heshiisiinta ayaa waxaa gebagebiisa laga soo saaray bayaan u qornaa sidan hoose:- … Continue reading (Akhriso) War-Murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii Culimada Soomaaliyeed